Akhriso: Shan arrimood oo sabab u ah Khilaafka dhex mara dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada

Tan iyo markii uu billowday nidaamka federaalka ee Soomaaliya ay qaadatay waxaa soo baxayey ismaandhaaf u dhaxeeya maamul goboleedyada (dawlad goboleedyo) iyo dawladda dhexe. Dhowr sababood ayaa loo aanaynayaa. Qormadan waxaan ku eegaynaa asbaabahaas qaarkood. Dastuurka Soomaaliya weli waxay ku dhaqmaysaa dastuur qabyo ah. Weli afti looma qaadin, fasiraadiisana qolaba si ayey u dhigtaa. Xataa … Continue reading Akhriso: Shan arrimood oo sabab u ah Khilaafka dhex mara dawladda dhexe iyo maamul goboleedyada